Xaaf oo kusii jeeda magaalada Dhuusomareeb kadib markii la qanciyay !!

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf saacadaha soo aadan uu ku wajahan yahay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug. Xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa ku guuleestay in ay xaliyaan tabashada … Continue reading Xaaf oo kusii jeeda magaalada Dhuusomareeb kadib markii la qanciyay !!